We provide Diiwaanka Mirqaanka online (apkid: som.example.diiwaankamirqaanka) in order to run this application in our online Android emulator.
Description:

Run this app named Diiwaanka Mirqaanka using MyAndroid.
You can do it using our Android online emulator.
1.\tHindise lagu yareynaayo Aafada Qaadka.
1.1.
Curinta Xeerka Aasaasida Komishanka ka Hortagista Qaadka.
\tQaadku waa aafo qaran, hadii ay ahaan lahayd dhinaca dhaqaalaha cafimaadka iyo qoskaba.
1.2.
Ujeeddada Xeerka
\tXeerkani wuxuu aasaasayaa komishan awood fulineed u leh hawlaha loo igmaday.
\tKomishanku wuxuu ka shaqaynayaa abuurista fursado ganacsi, hadii ay ahaan lahayd warshado, beero iyo ganacsiga adeegyada tiknoolijiyada, oo lugu badalo ka qanacsiga qaadka.
1.3.
Hannaanka Curinta Xeerkan.
\tWaxa curinta sharcigan loo racayaa qaabka ku xusan Qodobka 74aad ee distoorka jamhuuriyada somaliland, farqadihiisa 2aad iyo 3aad.
\tXubno ka tirsan golaha wakiilada.
o\tAbaabulayasha mashruucani waxay takeero ka raadinayaan xubno cayiman oo musharaxiinta golaha wakiilda ka mid ah, iyaga oo codka ay xaqqa u leeyihiin ugu hiilinaya xaqqa.
o\tWaxa laga xulanayaa seddexda xisbi qaran mid walba 5 musharax, musharaxiintan waxa loo balan qadayaa in la taageero.
\tShuruudaha ay ku mudanayaan tageeridu waa sidan:
o\tIn aan loo eegin qabiil.
o\tIn xildhibaanku balan qaado in uu xeerkan meel mariyo marka la doorto.
o\tIn xildhibaanku ka qayb qaato wacyigalinta mashruucan inta uu socdo.
\t Muwaadiniin cod bixiyayaal ah oo gaadhaya 5000 oo qof.
o\tWaxa la abuurayaa shabakad muwadiniin ah oo ka kooban laba dabaqadood:
a)\tKoox Hal-Door ah oo ka kooban 100 qof
b)\tUnugyada oo ka kooban hal haldoor ah oo raadsata 50 qof oo isaga hoos yimaada oo taageera, Isu geyn waa 100*50 = 5000 oo qof.
1.4.
Hawlaha Horyaala Komishanka
\tKomishanku wuxuu diwaangelinayaa ganacsadayaasha waaweyn ee soo waarida Qaadka.
\t Waxa la soo saaraya liis rasmi ah oo maxkamada sare loo gudbiyo, ujeedaduna waa in aan hodhow cid kale lagu darin, oo wixii faa'iido ahi gaar u noqdaan liiskaa hore.
\tTalaabada xigta taa waa in la qiimeeyo hantida ay haystaan ganacsatadani rag iyo dumarba inta ay tahay, tusale ahaan hadii liisku noqdo 200 qof oo mikdiiba haysto celcelis ahaan $2.5million( $500 million).
\tIn la qorsheeyo sidii ganacsatadani ganacsiga qaadka ugu badali lahaayeen nooc kale oo ganacsi ah.
\tWaa in la daraasadeeyo warshadaha iyo ganacsiga loo digo-rogan karo, ee la jaan qaadi kara dhaqan-dhaqaalaha dadka.
Tusaale ahaan hadii ay hantidu noqoto $500million, waxa ay kicin karaan 20 warshadaha oo nooca fudud ah.
\tMarka la sugo mashaariicda ganacsiga ee qof walba ku haboon, waa in la soo saaro xeer madaxwayne (degreeto) oo faraya awaamiirta hoos ku qoran:
o\tIn sifo sharci ah loo cayimo muddo aan cid kale warshadaha la cayimay aan loo ogalaan.
o\tIn sifo sharci ah loo siiyo dhul, illeyn waa xal raadise.
o\tIn sifo sharci ah loo magacaabo gudi dabagal ku samaysa hawlaha mashruucan.
o\tTalaabada ugu danbaysaa waa in fulintii la bilaabaa, waxaana loo bilaabi karaa sida hoos ku xusan:
\tWaa in si qunyar qunyar ah loo joojiyo xadiga la soo waaridayo.
\tWaa in ganacsadaha loo sheego in uu macaamiishiisa kolayada uu u yareeyo kolba kolka ka danbeysa, tusaale ahaan kolka hore waa in uu dhimaa 20%, 40%, 60%,
\tDhinaca kolayada, waa in dawladaha hoose ay soo rogaan amar sheegaya in 20kii qofba ay kolayadooda u kireeyaan qol.
kolkaa sakaddiiba waxa laga helayaa qol lagu iibiyo qaadka, ileyn qof kasta oo qaadka cunaa badi wuxuu leeyahay macmiil, markaas wuxuu ugu tagi karaa qolkaasi, markaas waxa laga yaabaa in qofkiiba ku soo hagaagaan $5 amase $10.
\tKolka ugu danbaysana, tusaale ahaan 5 sano ka dib, waa in la soo saaro xeer baarlamaan oo 100% mamnuucaya ka ganacsiga qaadka.
1.4.1.\tMulkiilayasha Kolayda Qaadka
\tMulkiilayaashani waa dabaqada labaad ee silsilada ka-ganacsiga qaadka, waana qaybta ugu badan, waxa ka mid ah dumar iyo rag, celcelis ahaan waxay ka helaan shaqada lacag u dhaxaysa 30,000 ilaa 150,000 oo shilin maalintiiba.
.

MyAndroid is not a downloader online for Diiwaanka Mirqaanka. It only allows to test online Diiwaanka Mirqaanka with apkid som.example.diiwaankamirqaanka. MyAndroid provides the official Google Play Store to run Diiwaanka Mirqaanka online.
©2025. MyAndroid. All Rights Reserved.
By OffiDocs Group OU – Registry code: 1609791 -VAT number: EE102345621.