We provide Tafsiirka Quranka Sh. Dirir online (apkid: com.tafsiirka.qurantranslation) in order to run this application in our online Android emulator.


Description:

Run this app named Tafsiirka Quranka Sh.
Dirir using MyAndroid.
You can do it using our Android online emulator.

Bismillahi Raxmaani Raxiim,
Waxaa marka hore mahad leh allah subxaanahu wa tacaalaa, oo inoo sahlay in aan manta inta afka soomaaliga ku hadasha udiyaarinay Application-kan casriga ah oo aad kaheli karto tafsiirka quranka oo afsoomali ah ee codka Sh.Maxamed Dirir ilaahay ajar iyo xasanaad ha kasiiyo.
Waxaan ku dadaalnay in application-kan inuu noqdo mid fudud isticmaalkiisa hadana si casriyaysan u samaysan oo uu qof waliba kaheli karo wax waliba uu u baahnaan karo si uu tafsiirka quraanka u dhagaysto.
Astaamaha uu leeyahay application-kan
1.In aad suurada aad rabto ka dooran karto liistiga.
2.In aad aayada aad rabto dooran karto.
-taa waxay kuu fududeynaysaa xitaa adigo quraan iska akhrinaya ama dhagaysanaya hadaad is waydiiso ayaad kamidah quraanka, inaad aad dooran karto suurada iyo aayada oo markiiba aad tafsiirkeedii dhageesan karto.
3.In aad qaaria aad rabto dooran karto waxaa hada ku jira Saddex Qaari oo ay kala yihiin Sh.c/raxamaan alsudais, Sh.Mishary Alcafaasi iyo Sh.Sacad Alghamdi.
4.In Marka aad suurada,aayada iyo Qaaria aad doorato markiiba waxaa isfuraya kitaabka quraanka meesha ay kaga beegantahay doorashadaadii, si adigoo dhagaysanaya tafsiirkii aayadana kitaabka uga aragto.
5.In aad calaamadaysan karto meel alla meesha aad ku joojiso, taasoo kuu fududeyneysa in aad dib uga bilaabato meesha aad ku joojisay.
6.Hadii mobilke kugu soo dhaco adigoo tafsiirka kuu socdo markiiba codka tafsiirku wuu istagayaa marka aad call-ka iska jartid wuxuu markiiba kabilaabmayaa halkii uu ku istaagay adigoon waxba taaban.
7.Adigoo codka tafsiirka dhagaysanaya mobilkaaga applicationo kale waad furan kartaa oo waad isticmaali kartaa.
8.
Qariiin cusub
9.Turjumaadka quranka luqada Ingriiska oo aan ugu tala galnay Somalida dibada ku soo kortay inay ka faaidaan.
10.Waxaan ku soo Darnay qayb cusub oo Khatmo ah, qaybtaas oo aad
a.Ku khatmi karto quraanka kariimka oo dhan mudo aad adiga xadidi karto, waxaad dooran kartaa maalmaha aad rabto ama qaddarka aad maalintii akhrin karto sii aad u khatinto quraanka kariimka
b.
Waxaad kaloo sameesan kartoo xusuusin ama Alarm wakhti xadidan oo ah wakhtiyada kugu haboon oo aad quraanka ku akhrin/dhagaysan karto
c.Waxaad kaloo sii dooran kartaa hadii aad rabto inaad quraanka ku khatinto akhris ahaan kaliya ama adigoo dhagaysanaya tafsiirka quraan sh.dirir
Features-kan oo aan rajaynayno inaan kuligeen kawada faaidno.
InshaAllah wakhtiga soo socda waxyaabo kale ayaan ku soo dari doonaa.
Mahadsanidiin.

MyAndroid is not a downloader online for Tafsiirka Quranka Sh. Dirir. It only allows to test online Tafsiirka Quranka Sh. Dirir with apkid com.tafsiirka.qurantranslation. MyAndroid provides the official Google Play Store to run Tafsiirka Quranka Sh. Dirir online.

Page navigation:

©2024. MyAndroid. All Rights Reserved.

By OffiDocs Group OU – Registry code: 1609791 -VAT number: EE102345621.