We provide Afartan Xadiith Af-Somali online (apkid: com.newandromo.dev1579925.app2255918) in order to run this application in our online Android emulator.


Description:

Run this app named Afartan Xadiith Af-Somali using MyAndroid.
You can do it using our Android online emulator.

Hordhaca Kitaabka
Mahad Allaa leh, naxariistii iyo nabadgelyadii Alle ha ahaadeen Nabigayagii Muxammad kor kiisa, ehel kiisa, asxaab tiisii iyo intii samaanta ku raacday ilaa maalinta qiyaamaha.
Waxaynu ogsoon nahay in labada asal ee loo noqdo si loo fahmo diinta Islaamka , saldhiggana u ah nolosha qofka muslimka ahi inay yihiin Quraanka kariimka iyo sunnada dahiran ee nebiga (scw).
Midka hore ee ah (Quraanka) waa hadalkii Allah (swt); midka labaadna oo ah sunnada ama xadiiska nebiga hadba kan loo yaqaan wa tusaalooyinkii nebiga (scw) ee waajibka ah in la raaco, siduu Allahii casiiska ahaa yiri:

MyAndroid is not a downloader online for Afartan Xadiith Af-Somali. It only allows to test online Afartan Xadiith Af-Somali with apkid com.newandromo.dev1579925.app2255918. MyAndroid provides the official Google Play Store to run Afartan Xadiith Af-Somali online.

Page navigation:

©2025. MyAndroid. All Rights Reserved.

By OffiDocs Group OU – Registry code: 1609791 -VAT number: EE102345621.