We provide Iwad Darawal online (apkid: com.iwad.driver) in order to run this application in our online Android emulator.


Description:

Run this app named Iwad Darawal using MyAndroid.
You can do it using our Android online emulator.

Isticmaal oo ka noqo darawal barnaamijka IWAD DARAWAL.
Shaqeey markaad rabto oo kasbo lacag dheeraad ah.
Naga caawi inaad u qaado dadka iyo waxyaabaha meesha ay u baahan yihiin in la geeyo.
Danta kuugu jirta inaad istimicmaasho barnaamijka IWAD DARAWAL?
-\tLacag kasbasho ka noqo Darawal IWAD DARAWAL oo kasbo lacag dheeraad ah.
-\tMacaamiil badan waxaad heleysaa koor sooyin badan
-\tMadax adaa isku ah jedwalkaada su shaqey.
Xiligaad rabto soo gal, xiligaad rabto ka bax.
-\tQaad rikaab kasto laamiga rikaabka taagan qaad oo dalab kaliya kuma xadidnid.
-\tKasbo Lacag Badan ku shaqeey mitir oo waqti yoosan kaaga lumin gorgortan.
-\tGoob kasto ka shaqeey ka qaad koorso goob kasto aad joobto.
-\tLacag Joogta ah aad bixineyso maleh waxaad bixinaysaa oo kaliya markaad Shaqeyso.
Guushaadu waa guusheena
Sideen isku diiwaan geliyaa?
\tSoo dajiso barnaamijka IWAD DARAWAL oo gudihiisa iska diiwaan gali.
\tWaxaan kula soo xiriiri doonaa 24 saacadood gudahood.
Waxaana kugu hagi doonaa waxa xiga ee aad samaynayso.
\tMarkaa la Xaqiijio dukumintigaaga, waxaa bilaabi kartaa isticimaalka Barnaamijka IWAD DARAWAL.
Ujeedada barnaamijka IWAD waa inay u keento gaadiid deg deg ah, la isku halleyn karo oo la awoodi karo Kumanaan dad ah.
Iyadoo sidoo kale ka caawineysa kumanaan darawallo ah inay biishaan qoysaskooda.
Nagala soco baraha bulshada wixii cusbooneysiin ah, iyo qiimo dhimis!
Facebook https: //www.facebook.com/iwad/
Instagram https: //www.instagram.com/iwad_darawal

MyAndroid is not a downloader online for Iwad Darawal. It only allows to test online Iwad Darawal with apkid com.iwad.driver. MyAndroid provides the official Google Play Store to run Iwad Darawal online.

Page navigation:

©2025. MyAndroid. All Rights Reserved.

By OffiDocs Group OU – Registry code: 1609791 -VAT number: EE102345621.

×
Advertisement
❤️Shop, book, or buy here — no cost, helps keep services free.