We provide diktoor online (apkid: com.diktoor.diktoorapplication) in order to run this application in our online Android emulator.
Description:

Run this app named diktoor using MyAndroid.
You can do it using our Android online emulator.
Horudhac
-------------------------
Adeega diktoor waa adeeg casri ah oo bulshada ka caawinaaya iney si fudud u balansadaan cisbitaalkii ama dhakhtarkii ay rabaaan.
Habka is diiwaan gelinta
----------------------------------------
Macmiilka wuu is diiwaan gelinayaa isaga oo adeegsanaaya teleefoon lambarkiisa.
Habka uu ushaqeeyo adeega diktoor :
-----------------------------------------------------------
1.\tMacmiilku marka uu is diiwaan geliyo kadib wuxuu bogga koobaad ka dooranayaa balanso dhakhtar.
2.\tMacmiilku kadib waxa uu dooranaya isbitaalka uu rabo inuu lambar kajarto.
3.\tMacmiilku wuxuu sii dooranaya qeybta uu isbitaalka ka rabo.
4.\tMacmiilku wuxuu dooranayaa dhakhtarka uu rabo inuu balansado.
5.\tMacmiilku waxa uu akhrisanayaa xogta dhakhtarka uu rabo inuu balansado.
6.\tMacmiilku wuxuu buuxinayaa foomka xogta asaasiga ah ee looga baahanyahay bukaan kasta.
7.\tMacmiilku wuxuu galinayaa lambarka uu rabo inuu lacagta ka baxsho.
8.\tMacmiilku waxa uu bixinayaa lacagta lambarka dhakhtarka.
9.\tMacmiilka waxaa u soo dhacaya fariin ay ku xusanyihiin isbitaalka, dhakhtarka iyo xilliga uu balansaday iyo serial lambar ugaara bukaanka.
10.\tReception-ka isbitaalka waxaa u dhici doona fariin ay ku xusanyihiin warbixinta bukaanaka oo idil iyo serial lambarka goonida u ah bukaanka.
11.\tBukaanku markuu isbitaalka tago waa la approve garey doona waxaana u dhici doona fariin cadeyneysa inuu helay kaarki uu dhakhtarka ku sugi lahaa u dhimantahayna kaliya inuu dhakhtarka la kulmo bukaankana u rajeyneysa inuu caafimaad helo.

MyAndroid is not a downloader online for diktoor. It only allows to test online diktoor with apkid com.diktoor.diktoorapplication. MyAndroid provides the official Google Play Store to run diktoor online.
©2025. MyAndroid. All Rights Reserved.
By OffiDocs Group OU – Registry code: 1609791 -VAT number: EE102345621.