
We provide Xaaji - Soo Dalbo Xaaji Taxi online (apkid: apple.so.com.xaaji.macmiil) in order to run this application in our online Android emulator.
Description:

iPhone app Xaaji - Soo Dalbo Xaaji Taxi download it using MyAndroid.
Xaaji waa Taxi ku shaqeeya Aapka waa taxi aad ka dalba karta meelkast aad ka joogto magaalada sida hoteelada, Airporada, Bars ka , Aroosyada Xafladaha Aqalinjabinta Jaamacadaha, Dugsiyada waxbarashada, Garoomada lagu ciyaaro Shirarka Maqaayadaha Dukaamada, Suuqyada Moolalka Carwooyinka, Masaajidada, Moqlacyada, iyo meel kasta aad ku sugan tahay u yeero Xaaji taxi.
Xaaji Taxi waxaa uu ku shaqeeyaa APP ka sidoo kale Xaaji waxaa kasoo waca kartaa ama soo garaaci kartaa Xaaji Taxi Teleefanka +25261 0600007 ama Call Center ka 2178.
Xaaji waxaa uu leeyahay App Casri ah oo aad kala xiriiri karto Darawalkaaga Xaaji udiri kartaa Text Message amd ka waci kartaa telkaaga waa ogaa kartaa darawalkaaga halka uu soo socda haddaba balanteenu waa Xaaji Taxi amaano iyo nabad.,
MyAndroid is not a downloader online for Xaaji - Soo Dalbo Xaaji Taxi. It only allows to test online Xaaji - Soo Dalbo Xaaji Taxi with apkid apple.so.com.xaaji.macmiil. MyAndroid provides the official Google Play Store to run Xaaji - Soo Dalbo Xaaji Taxi online.
©2025. MyAndroid. All Rights Reserved.
By OffiDocs Group OU – Registry code: 1609791 -VAT number: EE102345621.